Wararkii Ugu dambeeyay Xiisad siyaasadeed oo ka taagan Baydhabo iyo Doorashada oo laga cabsi qabo in …

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa xiligan ka taagan xiisad siyaasadeed iyo jahwareer soo wajahday doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed. Inta badan Guddigii doorashada Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa is casilay, waxaana is casilaada guddigan la sheegay in ay tahay mid siyaasad ay ka dambeysay uuna gadaal ka riixayay Madaxweynaha waqtigiisu … Continue reading Wararkii Ugu dambeeyay Xiisad siyaasadeed oo ka taagan Baydhabo iyo Doorashada oo laga cabsi qabo in …